Laba dumar ah oo ku sugan magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya lana hadlayay BBC-da ayaa ka warramay waxa ku kalifay in ay jirkooda ka ganacsadaan. Waxaan badelnay magacayadooda si aan loo ...
Cilmibaaris cusub oo lagu sameeyay gudaha waddanka Koonfur Afrika, ayaa lagu ogaaday in xayawaanada duurjoogta ah ay ka cabsadaan codka bani aadanka in ka badan inta ay ka cabsadaan codka libaaxa.